Saraakiil Itoobiyaan ah oo gaaray Baledweyne iyo Xog ku aadan ujeedka safarkooda (Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta halkaasi gaareen saraakiil sar sare oo katirsan ciidamada Itoobiya ee howlgalka u jooga qeybo kamid ah Soomaaliya. Saraakiishan ciidamada Itoobiya ka socda ee gaaray magaalada Baledweyne waxaa hoggaaminaya General Tesfaye oo katirsan saraakiisha sar sare ee ciidamada Itoobiya, waxaana safarkiisa ku wehliya … Continue reading Saraakiil Itoobiyaan ah oo gaaray Baledweyne iyo Xog ku aadan ujeedka safarkooda (Sawirro)